AKHRIISO DFS ta Xamar oo si cad ula saftay saaxiibkooda Colaada Galkacyo ee Galmudug eedeeyeyna dawlada Puntland

23 okt 2016 (Puntlandes) Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay Dagaalada Colaada ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya dawlada Puntland iyo maamulka Galmudug oo ay taageerto.

War-saxaafadeed ayaa lagu cambaareeyey dawlada iyo shacabka Puntland ee iyagu isdifaaca ku jira.

HOOS KA AKHRIISO DFS ta Xamar oo si cad ula saftay saaxiibkooda Colaada Galkacyo ee Galmudug eedeeyeyna dawlada Puntland

231-7c2

Puntlandes.com

About The Author