Daawo Video-Sawirro: Shacabka Cabudwaaq oo Sameeyey Banaanbax ay uga soo horjeedaan Colaada uu Xasan sheekh ka wado Galkacyo

23 okt 2016 (Puntlandes) Shacabka ku nool magaalada Cabudwaaq ayaa Sameeyey Banaanbax aad u ballaaran oo ay uga soo horjeedaan Colaada uu  madaxweyniha DFS Xasan sheekh ka hurinayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud gaar ahaan magaalada Galkacyo.

Banaanbaxayaasha ayaa ku dhawaaqay erayo lid ku ah Xasan Sheekh iyagoo lahaa “Waa madaxweyne Qabiil, mudadaii xilkiisuna waa dhamaatay, dooni mayno madaxweyne maamul Goboleed ee waxaan doonaynaa madaxweyne Soomaaliyeed, mana doonayno inuu dib noogu soo noqdo Xasan Sheekh”

Banaanbaxayaasha ayaa Gubayey Sawirrada Xasan Sheekh iyagoo aad uga Caraysnaa Colaada uu ka Hurinayo Gaalkacyo ceel Cadde iyo meelo kale oo ay degto beesha Daarood.

231-7c4

231-7c5

231-7c6

231-7c7
Puntlandes.com

About The Author