Dhagayso: Saraakiisha Galmudug ”Waxaan doonaynaa QABUURAHA inaan buuxino”

23 okt 2016 (Puntlandes) Saraakiisha dagaalka Gaalkacyo ka wada ee maamulka Galmudug  oo uu taageero Xasan Sheekh madaxweynihii mudo xileedkiisu dhamaaday ayaa iyagoo saxaafadda la hadlay waxay sheegeen inay doonaynaan inay QABUURAHA ka buuxiyaan dhalinyarada gaalkacyo.

231-7c3

Waxay si CARO ka muuqato u sheegeen inaysan doonayn sida ay Puntland soo jeedisay oo ah in Nabadaynta loo daayp Odoyaasha labada dhinac si xaalada u damiyaan.

Dhanaka kale Maxamed Axmed Caalim oo haray usoo maamulay Xaafada Baraxleey ayaa ku eedeeyey dagaalka Gaalkacyo dawlada Puntland maadaama ay diiday in maamul ahaan loo wada hadlay……

Dhagayso Laba Sarkaal oo Dagaalka Galmudug hogaaminaya iyo madaxweynihii hore Caalim


Puntlandes.com

About The Author