Dhagayso: Qoyska wiil waalan oo Galmudug maxbuus Jubbaland ah ku sheegtay oo Cabanaya

25 ok 2016 (Puntlandes) Maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug kusoo bandhigay saddex ruux oo ay sheegeen inay kamid ahaayeen Ciidanka Jubbaland kana barbar dagaalamayeen Ciidanka Puntland.

231-7d6

Radio Daljir ayaa waraystay mid kamid ah saddexdaasi nin oo ahaa wiil saddex sano ku xanuunsanaa waqooyiga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

231-7d5

Maryan Cali Xirsi oo dhashay Siciid Xuseen Xasan oo ah wiilka xanuusan iyo Siciido Xuseen Xasan oo ladhalatay Siciid ayaa Daljir u sheegay in wiilku xalay labo saac xaafadda ka tegey kahorna uu silsilad ugu xirnaa, Cabdirashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe jooga ayaa waraystay.

Dhagayso Qoyska Wiilka Waalan ee Maxbuus Jubaland ay Galmudug ku sheegtay


Puntlandes.com

About The Author