Dhagayso: Sheekh Cabdiraxmaan Qoordheere ”DFS waxay dalka ku celisey dagaalkii sokeeye”

25 okt 2016 (Puntlandes) Sheekh Cabdiraxmaan Qoordheere oo kamid ah culamada Gobolka Mudug caanka ka ah ayaa ka hadlay colaada soo laabatay ee Magaalada Galkacyo ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay dalka dib ugu celisay dagaaladi sokeeye.

231-7d

Sheekh Cabdirahmaan oo Fariin ka diray Idaacadda Dalji ayaa sheegay in madaxwaynaha  Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu dalka gacanta ugalinaayo AL-Shabaab si uu u fuliyana wuxuu dib u abaabulaya dagaal Sokeeye o oka daran kii 1991dii.

Dhagayso Sheekh Cabdirahmaan


Puntlandes.com

About The Author