Dhagayso: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug oo ka hadlay rag ay Afduubtay Galmudug.

26 okt 2016 (Puntlandes) Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Clo. C/waaxid Cadille oo ka hadlay wiilal dhalinyaro ah oo ay afduubeen, Maleeshayaad kasoo jeeda koonfurta Gaalkacyo, kadib sheegay in ay hayaan saraakiil ka timid Jubbaland.

1

Wiilashaan oo mid kamid ah oo ahaa kuwa xanuunsan ee maskaxda looga jiro, kuna xirnaan jiray Silsilad, halka midka kalana uu yahay mid Madax looga jiro, lagana keenay Dalka Sucuudiga, siloogu hayo wadankiisa hooyo.

Taliyaha ayaa sheegay in aysan raggaasi ka tirsanayn ciidanka Puntland, aysanna jirin wax ciidamo ah oo laga keenay Jubbaland, Boolis ahaana ay aqoon fiican uleeyihiin raggan, ayna ogaayeen in ay xanuunsanaayeen.

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author