BREAKING NEWS : Daacish Oo La Wareegtay Qandala

26 okt 2016 (Puntlandes) Waraka Warbaahinta Puntlsndes kasoo gaaraya Qandala ayaa sheegaya in Dagaalyahano ka tirsan Daacish ay saaka la wareegeen deegaanka Qandala ee gobalka Bari.

226-3

Dagaalyahanada ayaa la sheegay iney daacad u yihiin hoggaamiyaha Ururka Daacish ee dalka Soomaaliya C/qaadir Sheikh Muumin.

Deegaanka Qandala ayaa 80-KM u jira magaalada Bosaso, waxaana goor dhaweyd ku baxay Ciidamo ka tirsan kuwa Difaaca Puntland.

14680567_1097499410365446_3538032532939182635_n

Dawlada Puntland ayaa waxa lagu soo qaaday dagaal wajiyo kala duwan leh laakiin uu ka dhexeeyo xiriir sida aad ka arkaysaan sawirka koro

Puntlandes.com

About The Author