Dhagayso: Waxgaradka Gobolka Mudug oo sheegay in Xasan Sheekh yahay Qabyaaladiiste dalka geliyey dagaal Sokeeye

26 okt 2016 (Puntlandes) Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka Gobolka Mudug kana dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa waxay kaga hadleen halka uu salka ku hayo dagaalka todobaadkii afraad madaxa la galay Gaalkacyo waxaana ay sheegeen in nabada dagaalkaan ay ka wada hadli karaan wax garadka labada dhinac ee gaalkacyo xogna ka haya waxa dagaalka uu ka bilowdey.

226-c7

Wax garadka ayaa sheegay in madaxweynaha DFS Xasan Sheekh uu hurinayo dagaalkaan ujeedkiisana uu yahay inuu dalka ku celiyo dagaaladii sokeeyee 1991 dii dalka dhacay.

Hoos ka dhagayso


Puntlandes.com

About The Author