Dhagayso:- Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ka hadlay dagaalada ka dhacay Gaalkacyo iyo eedeymo ay jeediyeen.

Golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa kulan balaaran oo ay isuguyimadeen waxay sixoogan ooga hadleen dagaalada soo laalabtay ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa waxay baaq ujeediyeen madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug baaqaas oo ku’aadan in lasameeyo xabadjoojin islamarkaasna lagawada shaqeeyo nabada dibna loosooceliyo dadkii ku barakacay dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Waxay sidookale sheegeen in xilligaan madaxda looga baahnayn in ay umada dagaal u horseedaan balse looga baahanyahay in ay umada kuhogaamiyaan Hormar iyo wadanoolaasho.

Baaqa ka sooyeeray Golaha abwaanada Soomaliyeed ayaa kusoobeegmaya xilli magaalada Gaalkacyo ay kadheceen dagaalo soo laalaabtay kuwaas oo ay ku barakaceen Qoysas aad ufarabadan islmarkaasna waxay saameyn xoogan ku yeesheen dhamaan goobihii waxabarashada.

 

Dhagayso.

About The Author