Sawirka Todobaadka: Labada Kooxood ee ku tartamaya Madaxtinimada Soomaaliye ee Jamul Jadiid & Musharixiinta oo la shaaciyey

27 okt 2016 (Puntlandes)  farshanka Soomaaliyeed ee AminAmir ayaa Sawirka Todobaadka ku soo bandhigay Labada Kooxood ee ku tartamaya Madaxtinimada Soomaaliye ee  kala ah kooxda JAMUL JADIID iyo Kooxda Musharixiinta.

Khuburada ka faaloota Ciyaaraha ee warbaahinta Puntlandes ayaa la yaabay kadib markii ay liiska kooxda JAMUL JADIID ka dhex arkeen madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo wata ama ku ciyaaraya nambarka 2aad ee kooxda JAMUL JADIID isagoo ah Alshabaab kuna metalaya xubinimada kooxda JAMUL JADIID.

  1. Calanwade Madaxweynaha Uganda
  2. Calanwade Madaxweynaha Kenya
  3. Garsoore Itoobiya Gen Gebre

Ciyaartooyda Koxda JAMUL JADIID

  • Goolhayaha DAMUL JADIID Faaraxa C/qaadir
  • Nambarka 9aad Xasan Sheekh
  • Nambarka 10aad Jawaari
  • Nambarka 5aad Odowaa
  • Nambarka 2aad Ashabaab (C/kaiimka Galmudug)
  • Nambarka 6aad Shariif Xasan ka KGS

 

Ciyaartooyda Kooxda Musharixiinta

  • Goolhayaha Musharixiinta Dr Faroole
  • Nambarka 10aad Sheekh Shariif
  • Nambarka 8aad Saacid
  • Nambarka 5aad Sharmarke
  • Nambarka 7aad Farmaajo
  • Nambarka 6aad C/nasir
  • Nambarka 3aad C/raxmaan
  • Nambarka 2aad Yuulka

231-8a9

Puntlandes.com

About The Author