Daawo sawirrada Dhaawicii Galmudug oo uu Xasan Sheekh ku dawaynayo dalka Dacuudiga

231-8b1

27 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii muddo xileedkiisu dhamaaday ee DFS Xasan Sheekh ayaa u qaaday dalka Sacuudiga dhaawacii Huwanta ku weerarka ugu soo qaaday Gaalkacyo magaca Galmudug iyadoo halkaas dawaynayo .

Waxaa xusid mudan waxa sidaas u dhaqmaysa Colaadana Hurinaysa inay tahay dawaladii ummadda Soomaaliyeed ay ahayd inay u dhaxayso,

231-8b1

231-8b2

231-8b3

231-8b4

Source: http://www.spa.gov.sa/viewstory.php?lang=ar&newsid=1551809

Puntlandes.com

About The Author