Dhagayso: Odayayaasha Leelkase ee Goldogob ”Dadkani wax badan bay Samrayeen, laakiin maanta dadkaan (Puntland) dulqaadkii waa ka dhamaaday”

27 okt 2016 (Puntlandes) Nabadoon Farxaan Cabdisalan Siyaad oo waraysi siiyey Radio Shacab Gaalkcyo ayaa ka hadlay dagaalada kasocda magalaadda Galakcyo ee u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland isagoo ku edeyeey Galmudug inay wado daan daansi.

226-c7

Nabadoonka ayaa dadka XUSUUSIYEY in dawlada Xasan Sheekh ee maanta dagaalka kusoo qaaday Puntland inay Punatland heerkaas gaarsiisay haday noqon lahayd Dhiiga wiilasha Puntland, waqtigoodii iyo dhaqaalahooda.

Dhagayso waraysiga


Puntlandes.com

About The Author