Daawo-Dhagayso: Madaxwayne Gaas oo xaqiijiyay in laga nadiifiyay Al-Shabab buuraha Galgala

130

Garowe(Pes): Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) oo maanta galinkii danbe shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ayaa xaqiijiyay in ciidanka ammaanka ay la wareegaan gacan ku haynta xarumihii dagaal Kooxda Al-Shabab kaga sugnaayeen buurayda Galgala ee Gobalka Bari.

Madaxweyne MOOGE ayaa sheegay ciidanku dowlada Puntland la wareegeen saldhigii ugu weynaa ee kooxda Al-Shabab ku lahaayeen Buuraha Galgala isla markaasna ciidanku ay khasaaro kala duway gaarsiiyeen ururka Al-Shabab inkastoo madaxwayne Gaas uu tilmaamay inay gadaal kasoo sheegi doonaan.

Halkan ka dhagayso madaxweyne MOOGE

 

Halkan ka daawo madaxweyne MOOGE

Puntlandes.com

About The Author