Daawo Video: Wasiirka ugu awooda badan Xukuumada MOOGE

Bosaaso (Pes): Wasiirka Maaliyada dowlada Puntland Shire Xaaji faarax ayaa maanta ku soo noqday dalka isagoo ka so odegay Garoonka Diyaaradaha ee Bosaaso. Garoonkaas oon la aqoon ilaa iyo hada meesha uu ku dambeeyey dhismihiisa inkastoo xukuumada MOOGE ay mar walba ku doodo in uu goor dhow bilaabanayo taasoo ay ku haysan ilaa iyo Maarso 2014 inagoo hada ku guda jirna Oktoobar 2014.

Wasiir shire ayaa wuxuu ka soo noqday Dubai oo uu ku maqnaa labo acbuuc, safarkaas oo ahaa safar ganacsi oo Wasiirka u gaar ah uu ugu marqaanaa. Waxaana uu heshiisyo la soo galay shirkado aan waxba ku reebayn Baddeena Puntlandes ayaa warkan ha heshay ilo xog ogaal ah.

Waa wasiirka durbak a sameeyey lacag farabadan inta uu Wasiirka ahaa waan a kan ugu awooda badan Xukuumada MOOGE.

 

Halkan ka daawo Wasiirka Maaliyada ee xukuumada MOOGE

Puntlandes.com

About The Author