Akhriso: Wixii ka soo baxay Shirka Golaha wasiirada Xukuumada MOOGE ee Puntland

Garowe(Pes) Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,(MOOGE) waxaa sidii caadada u ahayd looga riwaayadii ma dhamaatada ee ay jilaysay Xummada MOOGE. Waxayna ugu muhiimsanaa oo ay ku soo qaadeen halwgalada ciidamada Puntland ee Buuralayda Galgala. Waxay kaloo waqti badan ka qaatay sidii ay dalka ugu hirgalin lahaayeen Barnaamijkii Hanuuninta dadweynaha ee Kaliyitaliyihii Siyaad Bare barobogaanda ku fidin jiray. Iyagoo raba in ay isticmaalaan TVga Xukuumada MOOGE.

 

Halkan ka Akhrso wixii ka soo xukuumada MOOGE

358

359

Puntlandes.com

About The Author