War deg deg ah: Saxaafadda Gaalkacyo kulan xasaasi ah leh

Kulan dag dag ah ayaa waxaa maanta qaatay saxaafadda gobolka Mudud gaar ahaa kuwa magaaladda Gaalkacyo, kulankaan ayaa waxaa uu qayb ka yahay sidii looga shaqayn lahaa xasiloonida magaaladda Gaalkacyo.

Kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay saxaafadda labada dhinac ee magaaladda, waxaa u jeedkiisu yahay, in ay saxaafddu door fiican ka qaadato.

Kulankaan ayaa looga doodi doonaa khaladaadkii horay ay saxaafaddu u gashay.

Laso Sawirro iyo qodobada kasoo baxaya.

 

About The Author