DHEGEYSO-Maamulka Gobolka Mudug Oo Dagaalkii Shalay Ku Eedeeyey Galmudug.

????????????????????????????????????

November 03 2016 (Puntlandes)-Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dagaalkii galabta gabal gaabkii kadhacay magaalada Galkacyo.

Xasan Maxamed Khaliif, ayaa sheegay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidanka Puntland kulahaayeen duleedka galbeed ee magaalada Galkacyo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in maamulka Galmudug uusan raali ka ahayn nabadda magaalada Galkacyo ayna marwalba weerar kusoo qaadaan ciidamada dowladda Puntland.

DHEGEYSO

About The Author