DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho oo Ka Walaacsan Dibudhac Kuyimaada Doorashada .

November, 03 2016 (Puntlandes)-Dhalinyarada kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa walaac xoogan ka muujiyey dibudhac markale ku yimaada doorashada madaxtinimada ee dalka Soomaaliya.

Dhalinyarada ayaa walaac ka muujiyey dibudhac ku imaan kara doorashaad madaxtinimada Soomaaliya, kadib markii uu soo baxay khilaaf ku aadan musharixiinta aqalka hoose ee qaar kamid ah maamulada kajira Soomaaliya.

DHEGEYSO.

About The Author