DHEGEYSO-Cumar Cabdirashiid,”Doorashadu Waxay Dhacaysaa Xilligii Laqorsheeyey”.

November, 03 2016 (Puntlandes)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid oo lakulmay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa uga tacsiyeeyey ciidamadii looga diley qarixii Beledweyne, isagoona uga warbixiyey doorashada Soomaaliya.

Dr Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in lasoo dhammeeyey doorashada xubnihii aqalka sare ee maamuladii horay ujirey, ayna dhowaan dhacayso doorashada xildhibaanada aqalka hoose, kadibna madaxda dalka ay soo doortaan.

DHEGEYSO

About The Author