DEG DEG-Khasaaraha Kadhashay Dagaalkii Galkacyo Oo Sii Kordhaya.

November 06 2016 (Puntlandes)–Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalka u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo kuwa huwanta ah ee kusugan galbeedka magaalada Galkacyo.

Wararkii ugu danbeyey ayaa sheegay in khasaaraha kadhashay dagaalku uu gaarayo 19 qof ay marayso dhimashada halka dhaawacuna uu kor u dhaafayo 30 qof dhinacyada Galmudug iyo Puntland.

Lasoco faahfaahin

About The Author