Dhagayso Waraysi DR Maxamud Xuseen Cigeh madaxda BANK HORUMARINTA AFRIKA

6 Nov 2016 (Puntlandes)Waraysigan uu Dr Maxamud Xuseen Cigeh siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed  ,wuxuu aad ugaga hadlay shaqada uu qabto banku ,sida uu ula shaqeeyo wadamada xubnaha ka ah iyo kuwa aad xubnaha ka ahayba.

231-9b4

Sidoo kale waraysigan Dr Maxamud Xuseen  wuxuu ku sharaxay mashaariicda horumarineed ee bangigu Somaliya ka wado oo aad u badan,deymaha bangigu somaliya ku leeyahay,iyo guud ahaanba sida uu bangigu ula shaqeeyo dowladda somaliyeed iyo mashaariicda uu dowlad goboleedada ka wado.

Dhagayso Waraysiga Dr Maxamud Xuseen Cigeh


Puntlandes.com

About The Author