DHEGEYSO-Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland Oo Baaraya Dagaalka Galkacyo.

November 07 2016 (Puntlandes)-Xafiiska madaxa banaan ee xuquuqul insaanka Puntland oo war kasoo saaray colaada magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in dagaalkaasi ay kudhinteen kudhowaad 70 ruux oo rayid ah mudadii uu socdey.

Gudoomiyaha xafiiskaasi Maxamed Yuusuf Cali oo warbaaahinta maanta lahadlay ayaa sheegay inay baarayaan qaabka ay u dhinteen dadkaasi shacabka ah iyo haddii ay dheceen falal ka baxsan xuquuqda aadanaha.

DHEGEYSO CODKA

About The Author