Waraysi Ismaaciiil A.Diiriye iyo Xukuumada Xaflad Joog

0

Sanadkan bilawgiisii waxaa ka dhacay Puntland doorasho ay dadku ku soo dhaweeyeen farxad iyo rayn rayn. Iyagoo shacbwaynaha Puntland ay filayeen in uu fulindoono madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas balanqaadyadiisii faraha badnaa ee uu balanqaadayey markii uu ololaha doorashada ku jiray. Waxa kaliya ee Gaas looga fadhiyey waxuu ahaa wax qabad.
Halkan ka doowo uu Gaas Baarlamaanka u jeediyey doorashadii ka hor





Ismaaciil Aadan Diiriye oo horey usoo noqday Agaasimaha guud ee Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland islamarkaana ka mid ah Aqoonyahanada reer Puntland ayaa ayaa waraysinga uga waramaya sida uu xaalka xukuumada uu hogaaminayo Gaas ee magaceedu yahay ” Xukuumada Xaflad joog” uu noqday 7 bilood ka dib
Halkan ka dhagayso waraysiga Ismaaciil Aadan Diiriye





Editorail Office

info@puntlandes.com
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *