TACSI: AUN waxaa xalay ku geeriyooday Ohio ee Mareykanka Dr. Hassan Ali Mire

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa xalay oo ay ahayd tariikhdu 9kii nov 2016 ku geriyooday magaalada Ohio ee Mareykanka Allah ha naxariistee Dr. Hassan Ali Mire.

222-5a2

Cabdiqani Cabdi Jaamac Orhaye ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Marxuumka Qoyskiisii, Eheladiisa iyo Caruurtiisii meel kasta oo ay joogaan.

Waxaana uu Allah uga baryayaa inuu Janatul fardowsana ka waraabiyo Marxuumka samir iyo Iimaana kasiiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey, Amiin, Amiin

About The Author