DHEGEYSO-Shacabka Garoowe Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaada Galkacyo.

November 10 2016 (Puntlandes)-Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadlay colaada dabada dheeraatay ee mudada bisha ka badan ka aloosan magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Qaar kamid ah dadka shacabka ah oo lahadlayey Idaacadda Daljir ayaa waxa ay ugu baaqeen dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Galkacyo in lajoojiyo dagaalka loona hogaansamo xabad joojintii dhowaan lagu dhawaaqay.

DHEGEYSO

About The Author