LIISKA-Lix Kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose Oo Maanta Garoowe Lagu Doortay.

November 13 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa maanta waxaa lagu doortay lix (6), kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya.

AKHRI LIISKA.

Xildhibaan burhaan Aadan Cumar

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Aadan

Xildhibaan Siciid xuseen ciid

Xildhibaan Jaabir Maxamuud Cabdile

Xildhibaan Saciido Maxamed Xassan

Xildhibaan Sacdiyo Carays Ciise

About The Author