Dhagayso: Drs Hodan Siciid Ciise Marwada koowaad ee Puntland oo waraysi aad u xiiso badan siisay Golaha1960

13 nov 2016 (Puntlandes)  Waraysigan ay Marwada koowaad ee Puntland Drs Hodan Siciid cise siisey Golaha1960 ayey waxay uga hadashay baahida dhinacyada kala duwan ee guud ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo gaar ahaanba Puntland sida Abaaraha , shaqa la’aanta, sicir bararka iyo baahida dowladnimo wanaagsan iyo  Hogaamiye  daacada ay dadka somaliyeed u qabaan.
232-3b7
Sidoo kale waxay Drs Hodan ku dheeraatay mashruuc ka socda jaamacadda PSU ee Garoowe oo ay buddhige u yihiin Drs Hodan Ciise iyo Marwo Fosiya Cabdulqaadir, (rugta cadaaaladda iyo tiiraanyo bixinta)  iyo daaweyn loo sameeyey Haween badan oo Somaliyeed.

Dhagayso waraysiga ay Drs Hodan Siciid cise siisey Golaha1960


Puntlandes.com

About The Author