Sawirro-Madaxweynaha Galmudug Oo Booqday Jiida Dagaalka Amarna Siiyey Ciidankiisa.

November 13 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha Dowlada Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ay ku wehlinayaan Sarakiisha Ciidamada Galmudug iyo wasiirka Amniga ayaa kormeer ku taay  fariisamaha Ciidamada Galmudug ay kaga sugan yihin Galbeedka Gaalkacyo.

Ujeedka Kormeerka uu maanta Guuleed uu ku tagay xarumaha ciidamada ayaa waxaa uu yahay mid ciidamada uu ku wergalinayay in ay dhaqan Galiyaan Heshiiska shalay ay gaareen labada dhinac oo ahaa in xabad joojin deg deg ah la sameyo.

SAWIRRO

6

About The Author