DHEGEYSO-Dowladda Puntland Oo Shaacisay Heerka Abaarta Kajidha Dalka.

November 14 2016 (Puntlandes)-Agaasimaha guud ee Hay’ada kahortagga masiibooyinka dowladda Puntland ee HADMA Mudane Cabdullaahi Xaashi Cayrow oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey heerka ay gaarsiisan tahay abaarta kajirta deegaamada Puntland iyo saamaynta ay ilaa hadda geysatey.

Mudane Cayrow ayaa waxa uu ugu baaqay hay’adaha ka shaqeeya arrimaha samafalka, ganacsatada, umadda Soomaaliyeed iyo dalalka Islaamku inay gurmad gaarsiiyeen boqolaal qoys oo abaartu saamaysay qaarna ay ka cawroobeen xoolihii.

DHEGEYSO

About The Author