DHEGEYSO-Ciidamada Maamulka Gobolada Dhexe Oo Xiray Radio Galgaduud.

November 15 2016 (Puntlandes)-Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno degmada Guriceel ayaa sheegaya in Ciidanka ka tirsan Ahlu sunna oo afka soo duubtay ay xalay gudaha u galeen Xarunta Idaacada oo markaas hawada ku jirtay dabeetane ay ku amreen in hawada laga saaro Idaacada.

Majiro ilaa hadda wax war amuurahaasi ku saabsan oo kasoo baxay maamulka gobolada dhexe iyadoona agaasinka Idaacaddaasi ay sheegeen in sidoo kale qalab laga qaatay.

DHEGEYSO

About The Author