DHEGEYSO-Nabadoonada Gobolka Bari,”Cidwalba Waa Inay U Hogaansantaa Heshiiska Galkacyo”.

November 15 2016 (Puntlandes)-Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Bari ayaa soodhoweeyey heshiiskii hordhaca ahaa ee magaalada Galkacyo kudhexmaray madaxda dowladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug.

Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari nabadoon Cabdulqaadir Axmed Xarago, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ugu baaqay labada dhinac inay dhowraan heshiiska kana shaqeeyaan sidii nabad waarta loo gaari lahaa.

DHEGEYSO-WARAYSI DALJIR UU SIIYEY

About The Author