Madaxdii iyo Ergadii Galmudug oo Garoonka C/lahi yusuf kusoo wajahan

15 Nov 2016 (Puntlandes) Wajigii labaad ee wadahadalada maanta ayaa la sugayaa in uu dhex maro ergayfa QM iyo Galmudug.

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa soo gabagabeeyey kulankii uu la lahaa dhinaca Puntland madax iyo Odayaalba,  waxaana hadda lasugayaa madax iyo odayaal dhinaca Galmudug.

Lasoco sawirro iyo wixii kasoo kordha.

About The Author