DHEGEYSO-Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Gudaha Oo Kahadlay Gurmadka Abaaraha.

November 17 2016 (Puntlandes)-Guud ahaan deegaamada ugu badan ee abaaruhu saameeyeen ee Puntland ayaa waxaa si rasmi ah uga bilowday gurmad xoogan oo la gaarsiinayo dadka ay saamaysay abaartu.

Dowladda Puntland iyo shacabka oo iskaashanaya ayaa bilaabay gurmad biyo dhaamin ah iyo dhaqaale ururin baahsan, si gurmad bini’aadantinimo dadka tabaalaysan loogaarsiiyo.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka ayaa arrimahaasi uga waramay Idaacadda Daljir.

DHEGEYSO

About The Author