DHEGEYSO-General Cabdullaahi Siciid Samatar Oo Si Kulul Uga Hadlay Xaaladda Galkacyo.

November 17 2016 (Puntlandes)-Magaalada Galkacyo  xalay waxaa kadhacay weeraro dhowr ah oo lala beegsaday suuqa bartamaha magaalada iyo saldhig ciidan oo Puntland kuleedahay xaafadda Horumar ee dhanka Galbeed.

General Cabdullaahi Siciid Samatar waa khabiir dhanka ammaanka ah, oo xilal badan kasoo qabtay Puntland, waraysi uu Daljir siiyey ayuu siweyn ugu falanqeeyey arrimaha Galkacyo.

DHEGEYSO

About The Author