DHEGEYSO-Qiimaha Biyadhaanka Puntland Oo Hoos Loodhigay Mudada Gurmadka Abaarta.

November 17 2016 (Puntlandes)-Wasaaradda arrimaha gudaha dowladdaha hoose iyo horumarinta reermiyiga ee dowladda Puntland ayaa waxa ay ku amartay wadayaasha gaadiidka biyaha dhaamiya inay hoos u dhigaan qiimaha biyaha inta lagu jiro xaaladda culus ee abaarta Puntland kudhufatay.

Mas’’uliyiinta wasaaradda ayaa sheegay in ay muhiim tahay in aan laga faa’iidaysan dadka dhiban taas bedelkeedana ay waajibtahay In loo naxariisto, lana gaarsiiyo gurmad intii dhaqaale laga samayn lahaa.

DHEGEYSO

About The Author