Gaalkacyo: Madaxda labada maamul oo ku kulmay Jiida hore (sawirro)

Kulan lagu xaqiijinayey xabad joojinta ka hirgashay magaaladda Gaalkacyo, iyo kala qaadista ciidamada labada dhinaca ayaa galabta ka dhacay jiida hore ee dagaalka.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali maxamed Cali iyo madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, RW cumar, iyo Wasirro Dowladda DF kasocday, ayaa ku kulmay aafaafka hore ee ciidanka difaaca Puntland.

isu imaanshahaan ayaa ujeedkiisu ahaa in la xaqiijiyo kala figaanshaha ciidamadii is hor fadhiyey.

Daawo sawirro.

capture-3 capture-4 capture-5 capture-6 capture-7 capture-8

 

About The Author