DHEGEYSO-Yusur Abraar Oo Banaanka Soodhigtay Musuq-maasuqa iyo Tacadiga Xasan Sh.

November 19 2016 (Puntlandes)–Gudoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya Yusra Abraar ayaa siweyn u faahfaahisay musuq-maasuqa kajira Soomaaliya gaar ahaan Hay’adaha kala duwan ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Yusra Abraar, ayaa si rasmi ah u cadaysay in hadda musuq-maasuq aan xad lahayn uu hareeyey dalka Soomaaliya, ayna qayb ka ahayd sababihii ay isaga casshey gudoonka Bangiga dhexe ee dalka.

DHEGEYSO

About The Author