DHEGEYSO-Ciidamo Katirsan DANAB Oo Ku Wajahan Magaalada Galkacyo.

November 21 2016 (Puntlandes)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka lafilayaa inay gaaraan ciidamo katirsan kuwa sida aadka ah u tababaran ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ee looyaqaan DANAB, kuwaas oo kashaqayn doona ammaanka magaalada.

Wasiirka Kaluumeysiga iyo qayaradka Badda Galmudug Xasan Maxamed Warsame kana mid ah Gudi Horay Galmudug ay u xilsaartay Daminta Colaada Gaalkacyo ayaa sheegay in ciidamadani ay qeyb qaadan Doonan Sugida Amniga Gudiyada isagona intaasi ku daray in Maanta ay kulmayaan Gudiyadii la magacaabay.

DHEGEYSO

About The Author