Akhriso Donald Trump oo Faragashtay arimaha hoose ee UK kadib markuu soo jeediyey in Safiirka UK ee USA laga Nigel farage

22 nov 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa xukumada UK usoo jeediyay in Nigel Farage oo ah hogaamiye neceb Ajaaniibta laga dhigo Safiirka UK ee Mareykanka.

232-4c2

Qoraal uu Donald Trump soo dhigay bartiisa twitterka ayuu ku sheegay in dad badan jecelyihiin in Nigel Farage noqdo safiirka UK ee Mareykanka wuxuuna sheegay inuu qaban doono shaqo wanaagsan.

Akhriso soo jeedinta Donald Trump


Puntlandes.com

About The Author