Daawo Muuqaal YAAB leh: Xasan Sheekh shalay isma soo sharaxayo 4 sano kadib, maanta waxaan ahay Musharax mana oran shalay

22 nov 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa Akhristayaasheeda usoo gudbimnaysa Muuqaal YAAB leh oo ka turjumaya Qofka uu yahay madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee DFS Xasan Sheekh, wuxuuna muujinayaa Muuqaalkan sida Xasan Sheekh uusan uga rumayn waxa uu balan qaado ama uu shacabka u sheego.

232-1b3

Muuqaalkan ayaa waxa uu banaanka keenayaa Xasan Sheekh oo balan qaaday markii xilka loo doortay ama shacabka Soomaaliyeed u sheegay inuusan marka muddo xileedkiisa la doortay uu dhamaado oo ku beegan iminka.

Maanta Xasan Sheekh waxa uu laaluush iyo Musuqmaasuq ku doonayaa inuu mar kale ku fariisto Kursiga madaxtinimada Soomaalya, isagoo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax  waxaana waxaas oo dhan kaba sii daran inuu INKIRAY inuu yiri mar kale iskma soo sharixi doono CAJIIB!!!!

Daawo Muuqaal YAAB leh: Xasan Sheekh shalay isma soo sharaxayo 4 sano kadib, maanta waxaan ahay Musharax mana oran shalay

Puntlandes.com

About The Author