Akhriso Xildhibaanda Puntland ee Aqalka Hoose ee la Doortay & Beelaha ay kasoo jeedaan

23 nov 2016 (Puntlandes)Maanta ayaa doorasho ka dhacday Caasimadda Puntland ee Garoewe lagu doortay 3 xildhibaan oo ka tirsan Xubnaha Puntland ee Baarlamaanta Federaalka Soomaaliya.

231-7d1

Hoos ka Aqriso Xildhibaanada iyo Beelahooda

1-Cabdi Maxamuud Maxamed: Beesha Ugaar Saleebaan/Majeerteen
2-Daa’uud Maxamed Cumar Bisinle:  Beesha Bahararsame/Dhulbahante
3-Faysal Cabdulle Guuleed: Beesha Reer Biciidyahan/Majeerteen

Puntlandes.com

About The Author