Daawo-Dowladda Puntland Oo Isha Kuhaysa Dhaqdhaqaaqyada Galmudug.

 

November 26 2016 (Puntlandes)-Ciidamada maamulka Galmudug ee ka arrimiya deegaamo katirsan gobolka Galgaduud iyo koonfurta Mudug ayaa bilaabay howlgalo ay sheegeen in lagu ugaarsanayo Alshabaab, waxaana howlgaladaasi ilgooni ah ku haya ciidanka Puntland.

Maamulka looga arrimiyo Cadaado ee Galmudug ayaa ku dhaawaqay in alshabab laga saarayo deeganada ay kaga sugan yihiin gobolada iyo dagmooyinka Galmudug.

SAWIRRO

01-3 02-2 3-7 05-1 6-4 dsc00812

About The Author