Akhriso: Dawlada Puntland oo Qaadacday in wax laga bedelo go’aankii Madasha ee Xubnaha Somaliland Kuna hanjabtay inay Qaadacayso Doorashada

26 nov 2016 (Puntlandes) Dawlada Puntland ayaa waxay Qaadacday in wax laga bedelo go’aankii Madasha ee quseeyey Doorashada Xubnaha labada Aqal ee Somaliland, isagoo uu dhawaan qoraal Shrcoi daro ah uu soo saaray Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS.

maxresdefault

Dawlada Puntland ayaa waxay ku hanjabtay inay Qaadacayso siday u dhan tahay Doorashada iminka ka socota Soomaaliya.

Akhriso Warsaxaafadeedka kasoo baxay Dawlada Puntland

232-5b2

232-5b3

About The Author