Daawo-Oday Soomaaliyeed Oo Guursadey 40 Xaas Kana Hadlay Arrimo Layaableh.

November 27 2016 (Puntlandes)-Amiir Cali Dhagas waa Oday Soomaaliyeed oo Guursaday 40 Dumar ah, Wuxuuna sheegay in Hadii Gabar ay ku tiraahdo IFUR aanu Weligii Qabin, hadii ay Kelmadaasi Afkeeda kasoo Baxdo.

Wuxuu sheegay ilaa hada inaanu Haynin Haweenay uu Dabeecadeeda Jeclaado, “Waxaan kala garan la’ahay Inay dhimatay iyo Inayna dhalan Xaaska aan Doonayo” Hada anigu waxaan Jiraa 60-sano, waxaanse u qabaa inaan 30-jir ah, Wuxuuna sheegay inu doonayo in loogu yeero Xabiibi iyo Inaadeer.

DAAWO

https://youtu.be/7imQHUEQ9p8

About The Author