Akhriso: Maamulka Galmudug oo wakiilka gudiga khilaafaadka Doorashooyinka ku amray inuu si deg deg ah uga baxo Cadaado

27 nov 2016 (Puntlandes) War qoraal ah oo kasoo baxay madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa lagu DALBADAY in gudiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka xubintooda ku sugan Cadaado la badalokadib markii ay u hogaansami waayeen hadba lagu maamulayo Doorashada Cadaado.

232-4a1

Warbaahinta Puntlandes aya ogaatay in wakiilka gudiga khilaafaadka lagu amray inuu si deg deg ah uga baxo Cadaado kadib markii uu u hogaansami waayey maamulka Galmudug. Cadaado ayaa waxaaa ka socota Doorashada ugu Musuqmaasuqa badan.

Akhriso Warsaxaafadeedka uu soo saaray maamulka Galmudug

232-5b8

Puntlandes.com

 

About The Author