Dhagayso: Saraakiil XDS ka tirsanaa oo Golaha1960 uga warramay Taariikhda Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (XASAASI)

28 nov 2016 (Puntlandes) Waraysi Golaha1960 ay siiyeen Saraakiil horay uga tirsanaan jirey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS), ayaa si qotadheer uga warramay aasaaskii, burburkii, iyo mustaqbalka dhismaha XDS.
232-5c
Waxaa Barnaamijkan ka qayb galay Col. Cagaaran, Col. Faratoon iyo Col. Caarre, waxaa kale oo uga qayb galay Barnaamijka xagga khadka taleefanka isagoo Nayroobi ku sugan, Xaaji Maxamed Yaasiin oo ah musharrax u taagan tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee 2016-ka.

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Maxamuud Axmed Cabdalle (Abwaanka)

Qaybta 1aad:


Qaybta 2aad:


Qaybta 3aad:


Puntlandes.com

About The Author