DHEGEYSO-Maxay Tahay Sababta Uu U Hakadka Ugu Jiro Kalfadhiga Golaha Deegaanka Burtinle.

November 28 206 (Puntlandes)-Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Ilwayn o katirsan golaha deegaanka ee degmada Burtinle ayaa sheegay inuu dib u dhac ku yimid fadhigii golaha deedaanka ee degmada oo la filayay 15ka bishaan inuu furmo.

Xildhibaanka ayaa sheegay inay horyaaliin arrimo badan oo ka mid tahay wax u qabashada dadka abaaruhu saameeyeen ee deegaanadaasi iyo qodobo kale.

DHEGEYSO

About The Author