DHEGEYSO-Alshabab Oo Deegaamo Muhiim ah Kala Wareegtey Galmudug.

November 28 2016 (Puntandes)-Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno deegaanka Dumaaye ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in malayshiyaadka Alshabaab ay ka qabsadeen Galmudug.

Afhayeenka Maamulka Galmudug ayaa Al-shabaab ku eedeeyey iney gubeen guryo iyo goobo Ganacsi  oo ay dad rayid ah leeyihiin,wuxuuna dhanka kale sheegay in saacadaha soo socda ay deegaanka Dumaaye Al-shabaab kala wareegi doonaan Ciidanka Galmudug iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya.

DHEGEYSO

About The Author