Dhagayso: Xasan Sheekh & Shirkado isu kaashaday dhiigmiirashada shacabka & banaan baxyo socda

November 29 2016 (Puntlandes)-Gaadiidleyda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin ka dib markii ay sheegeen in laga qaadaayo lacago aad u farabadan oo aysan awoodin.

gaadiid

Waxaa ay sidoo kale sheegay in ay maanta dhigayaan bannaan baxyo waa weyn oo ay uga soo horjeedaan lacagaha sharci daro ah  ee ay ka qaado mid ka mid ah shirkadaha ka howgalla Magaalada Muqdisho.

DHEGEYSO

Gaadiidleyda ayaa sheegay in ay ogol yihiin lacagtii ay ka qaadi jirtay dowladda Soomaaliya ,laakiin ay jiraan lacago lagu sheegay caymis oo ay ka qaado shirkad Gaadiidleyda u soo martay dowladda Soomaaliya.

Puntlandes.com

About The Author