Sawirro: Dhismihii Sayladda oo gabo gabo maraya & Dhawaan oo Xariga laga jari doono

30 nov 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa saaka booqatay Dhismihii Sayladda magaalada Gaalkacyo Galbeedkeeda ay dawlada Puntland ka dhisaysay oo heer gabo gabo ah maraya. waxayna Xog ku ogaatay in Dhawaan oo Xariga laga jari doono.

Dhismaha Sayladda ayaa maanta oo Arbaco ah la saari doono dadkii oo ah inta ka dhiman oo kaliya, waxaa la qorshaynayaa in lagu Casuumo Munaasabadda Xariga looga jari doono Marti sharaf fara badan oo u badan Ganacsato.

img_2891

img_2890

img_2887

img_2883

img_2882

img_2881

img_2878

img_2876

img_2874

img_2869

img_2867

img_2863

img_2857

Puntlandes.com

About The Author